40 ka mid ah barakacayaasha ku nool Galkacyo oo waxbarasho uga bilaaban doonto dugsiga farsamada gacanta ee Gothenburg, Galkacyo.

Galkacyo, Aug 30 – Hay’ada DRC ayaa waxabrasho ugu deeqday 40 qof oo ka mid ah barakacayaasha (IDPs) ku nool Galkacyo. Dugsiga farsamada gacanta ee Gothenburg, Galkacyo ayaa ay 40-ka arday ku baran doonaan xirfado shaqo oo kala duwan oo suurtagalin doonta in ay helaan shaqo u sahasha in ay dabaraan noloshooda.

Diiwaanka Wararka,
Idadacada Daljir.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com