31- ruux oo ku geeriyooday goob cod bixinta doorashada madaxwaynaha ay kasocotay Paksitan

31- ruux oo ku geeriyooday goob cod bixinta doorashada madaxwaynaha ay kasocotay Paksitan

31 qof ayaa ku geeriyootay qaraxyo xoogan oo kadhacay magaalada Queta ee dalka Pakistan oo doorashada madaxwaynaha ay ka socoto.

Kooxda Daacish ayaa sheegatay masuuliyadda weerarka.

Ciyaaryahanka Kikitka ee Imran Khan ayaa loolan adag kula jira raysal wasaarihii hore Nawaz Shariif.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 6 years ago

    ISIS=ISRAEL SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    IS ISIS GOOD FOR THE JEWS=ISRAELI.
    ISIS LEADER ABUBAKR ALBAGHDADI EX NAME ELLIOTE SHIMON 100%HE WAS MOSSAD AGENT.
    ISIS THEY NEVER ATTACK ISRAEL.
    WHY NO? ISIS MADE IN ISRAELI.
    ISIS, BOKO, ALSHABAB, ALQACIDA IWM THEY ARE DEALERS=QANDARAASLAYAAL LOO SAMAYSTAY CEEBAYNTA DIINTA ISLAAMKA & IN LAGU BURBURIYO DUNIDA ISLAAMKA.
    GO FUCK YOUR SELF.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com