3 mudane oo ka tirsanaa baarlamaanka Puntland oo laga cayriyey golaha, laguna eedeeyey xiriir ay la leeyihiin hoggaanka SSC.

Garowe, July 28 – 3-da muadne ee laga cayriyey golaha wakiilada Puntland ayaa waxaa kala yihiin Ibraahim M. Guure, Abshir Cabdi Sheekh & Cumar Jaamca Saleebaan oo laga soo doorto gobollada Sool, Saaang & Cayn.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir. http://daljir.com/

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com