28-jir nabadoon loogu caleemo saaray magaalada Qardho (dhegayso)

28-jir nabadoon loogu caleemo saaray magaalada Qardho (dhegayso)

Nabadoon Sadaam Cabdulaahi Xaaji Maxamuud ayaa lagu caleemo saaray magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar.

Nabadoonka ayaa 1990kii dhashay, waxaana kaqaybgalay waxgarad, ganacsato iyo arday.

Hoos kadhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com