Site icon Radio Daljir

Olole Nadaafadeed oo Ka Bilowday Degmada Xaafuun (Sawirro+Waraysi)

Mamulka dagamada xaafuun ee gobolka bari ayaa dagmada xaafuun  waxa ay ka bilaabeen olole nadaafadeed  oo kor loogu qaadayo bilicda magaalada .

ololahan nadaafadeed ayaa waxaa iska kaashaday Hay,ada Seve Childarren, gudiga Caafimaadka ee dagmada xaafuun, Maamulka dagmada iyo bulshada kudhaqan dagmada .

Dhanka maamulka dagmada iyo  shacabka ayaa waxa ay dagmada ka bilaabeen sidii ay uxiri lahaayeen toga wayn ee dagmada dhaxmara kaas oo biyaha roobka ku shuba bada.

DHEGEYSO WARAYSIGA

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/59142d850301004ca0aa76ad/Gudoomiyaha+dagmada+xaafuun++yuusuf+xasan+cali+11-5-2017.mp3?_=1
Hadaba Wariye xasan heykal ayaa gudoomiyaha dagmada xaafuun  yuusuf xasan cali qadka Telfoonka kula xiriiray uguhoreena waxa uu waydiiyay xiliga ay dagmada ka bilaabeeb ololahan nadaafadeed.

SAWIRRO

Exit mobile version