Barakacayaasha Abaaraha Duleedka Qardho

Barakacayaasha Abaaraha Duleedka Qardho

Qoysas abaartu ay aad u samaysay kuna nool qorraxdhaca magaalada Qardho ayaa ka cabanaya xaalad nolol xumo. Waa 150 qoys, waxaana maanta booqday Maxamuud Fantastic.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com