HomeUncategorized

21 musharax oo u taagan Xilalka sare ee Puntland (Dhegayso)

Garoowe, 6 Jan , 2014, Guddiga doorashada KMG ah ee Puntland ayaa galabta ku dhawaaqay liiska murashaxiinta ku u tartamaysa xilka madaxwayna iyo madaxwayne ku xigeenka.

Haween tababar caafimaad loogu xiray cisbitaalka guud ee Mudug.
Shaqaale ka howl-gelayey saldhig Meleteri oo si bareer ah maanta loogu toogtay Afghanistan
Weeraro bambaano oo lagu qaaday saldhig ciidamada boolisku ay ku leeyihiin Boosaaso.
Guddiga doorashada KMG ah ee Puntland ayaa galabta ?ku dhawaaqay liiska murashaxiinta ku u tartamaysa xilka madaxwayna iyo madaxwayne ku xigeenka.
?
?
Liiska madaxwaynaha
?
1:Cali Xaaji Warsame
2:Cabdiwali Maxamed Cali Gaas
3:Cali Cabdiqaadir Yuusuf
4:Cabdiwali Maxamuud Guray
5 Shire Xaaji Faarax
6:Maxamuud Cabdiraxmaan Cuuke
7:Gen.Cabdilaahi Siciid Samater
8:Maxamed Cabdinuur Xirsi
9:Cabdidaahir Maxamed Yuusuf Yeey.
10:Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Farole
11:Cali Cabdi Awaare
?
Madaxwayne ku xigeenka.
?
?
1:Axmed Cilmi Cismaan Garaash
2:Cabdixakiin Cabdilaahi Xaaji Cumar
3:Xusen Xaashi Xasan
4:Gen.Cabdisamad Cali Shire
5:Cabdilaahi Cali Xirsi Timacade
6:Daahir Xaaji Khaliif Maxamed
7:Cabdirisaaq Maxamed Cumatr
8:Maxamed Xirsi Ducaale
9:Maxamuud Caydiid Dirir
10: Cabdilaahi Daahir Maxamuud

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: