20-Sano kadib Maxaa iska badalay goobaha Cafimaadka Puntland? (dhegayso)

HomeWararka

20-Sano kadib Maxaa iska badalay goobaha Cafimaadka Puntland? (dhegayso)

iyadoo dowladda Puntland ay jirsantay 20-sano ayaa waxaa muuqata in wali ay liitaan adeegyadda ay bulshadu kahelaan goobaha Caafimaadka ee ku yaala go

Nabadoon caan ah oo xalay lagu dilay Muqdisho
Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Ganacsatada Bosaaso oo eedeyn u jediyeey Guddiga KahortaGga COVID-19 (dhegayso)

iyadoo dowladda Puntland ay jirsantay 20-sano ayaa waxaa muuqata in wali ay liitaan adeegyadda ay bulshadu kahelaan goobaha Caafimaadka ee ku yaala gobolada Puntland siiba Isbitaalada dowladdu ay maamusho.

Dadka qaar ayaa adeegyo caafimaad udoonta magaalooyinka Hargaisa, Adis-Ababa iyo Muqdisho,taas oo culays weyn ku ah bulshadda Puntland.

Hadaba Isbitaalka guud ee magaalada Garoowe ayaa maalmihi u dabeeyay waxaa laga soo sheegayay in uu ku yimd gaabis dhanka adegyadi uu bixinjiray isbitaalka ah, iyo cabasho ka timid dhanka shaqaalihii Isbitaalka, si aan arimahaas xog dheeraad ah uga helno waxa ay Daljir ka waraysatay D,r C/samad Axmed Jaamac oo ah Agaasimaha Isbitaalka guud ee magaalada Garoowe.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: