11jir ku xanuunsan deegaanka Jeed ee degmada Caabudwaaq oo gar gaar dalbanaya( dhegayso+Sawriro)

11jir ku xanuunsan deegaanka  Jeed ee degmada Caabudwaaq oo gar gaar dalbanaya( dhegayso+Sawriro)

Ehelada Wiilyar oo xanuunsan oo dalka wax looga qaban waayay ayaa codsaday in dadka muxsiniinta ah Wiilkaasi yar  in ay soo  caawiyaan   si uu uhelo daryeel caafimaad oo dalka dibadiisa ah.

wariye Ayaanle Cabdilaahi Jaamac ayaa warbixintan Caabudwaaq ka soo diray.

Sawiro.

Wixii faah faahin ah telfoonadan kala xiriir :

00252618328474 Xaliimo Shiikh Nuur

Tel: 0025261597927

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com