Site icon Radio Daljir

11-Qof Soomaali ah oo lagu dilay dowlad deegaanka Soomaaliyeed

11 qof ayaa lagu dilay shalay weerar hubaysan oo lagu qaaday dad Soomaaliyeed oo marayay gobolka Siti ee Soomaali Galbeed.

Weerarka ayaa waxaa gaystay rag hubaysan oo rasaas ku furay dadkaasi xilli ay gaari la socdeen.

Wasiirka warfaafinta Soomaali Galbeed Cabdulaahi Maxamed Mowliid ayaa kutilmaamay dhacdadaasi mid salka ku hayso muran dhanka dhulka oo soo noqnoqday.

 

Exit mobile version