Dhegeyso: Adeega E-Dahab ee Shirkadda Dahabshiil oo ku baahay deegaanada Puntland

Talaado, September 01, 2015 (Daljir) — Adeega E-dahab ayaa ka mid ah adeegyada ay wada bixiyaan shirkadaha Somtel iyo Dahabshiil waxaana deegaamada Puntland laga hirgeliyey Lix bilood ka hor isagoo si balaaran ugu baahay dhamaan deegamada Puntland.
 
Madaxa Adeega E-dahab Puntlan Maxamed Muuse Faarax ayaa Daljir uga waramay qaabka uu adeegan u shaqeeyo isagoo sharaxay heerarkiisa kala duwan iyo sida dadweynaha uga faa\’iideysan karaan.
 
Waxaa waraystay Maxamed Cabdulqaadir Cali oo Daljir Garoowe ku sugan.
 
Dhegeyso:
 

Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com