DHAGAYSO: Khudbaddii uu Madaxweyne Gaas ka jeediyay Xuskii 01-da Agoosto

Axad, Ogoosto 02, 2015 (Daljir) —  Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa madasha xuska 1-da agoost ee xalay lagu qabtay xarunta madaxtooyada  ka soo jeediyey khudbad xiiso leh dhinacyo badana taabanaysay waxaana uu  hambalyo iyo bogaadin u diray dhammaan shacabka Puntland iyo guud ahaan umadda Soomaaliyeed.

Madaxweyne Gaas ayaa sidookale sheegay in Puntland la dhiso ay faa\’iido weyn u aheyd guud ahaan umadda Soomaaliyeed, dadbadana ay u soo qaxeen dhulkaan iyagoona helay deganaansho iyo soo dhaweyn wanaagsan oo aysan ka heli laheyn meelkale.

 

Dhagayso


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com