Xildhibaanno ka tirsan Barlamaanka Jubbaland oo Gaaray Gedo

Axad, Juun 28, 2015 (Daljir)_ Dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa howlo wacyigelin ah ka wada degmada Beladxaawo ee Gobolka Gedo.

Qaar ka mid ah Xildhibaanada baarlamaanka Jubbaland oo beryahanba howlo la xiriira wacyigelinta bulshada ka wada deegaano ka tirsan Jubbaland, siiba Gobolka Gedo, ayaa hadda ku sugan degmadaas, iyaga oo halkaas ka wada wacyi gelin la xiriirta, nabadda iyo wada noolaanshaha bulshada.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com