Liyuu Booliska oo gacanta ku dhigay bastoolado laga keenay Somaliland

Liyuu Booliska oo gacanta ku dhigay bastoolado laga keenay Somaliland

Ciidanka Liyuu Booliska Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) ee fadhigoodu yahay MAGAALOQARAN ee degmada HAROORAYS ayaa gacanta ku dhigay gaadhi lagu soo dhexqariyey afartan (40) midh oo bastoolado ah iyo waliba raggii watay oo ayana xabsiga loo taxaabay.

Bastooladaha oo lagu soo qariyey gaari kuwa jaadka ee dhexshaqeeya Dowlad Deegaanka iyo Somaliland ayaa lala damacsanaa in si sharcidarro ah magaalada Jigjiga loo soo galiyo.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com